Madaafiic lagu garaacay xarunta ay ku shirayeen Xildhibaanada Labada Aqal ee Villa Hargeysa

Waxaa goordhaw soo dhammaaday kulankiii wadajirka ahaa ee Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamanaka federaalka Soomaaliya maanta ku meel marinayeen xeerka doorashada guddoonka gollaha shacabka. Kulanka xildhibaanada labada aqal ayaa markii uu soo dhammaaday waxaa xarunta Villa Hargeysa oo kulanka Baarlamaanka ka dhacayay banaankiisa  kusoo dhacay tiro madaafiic ah oo lagu soo garaacay . Madaafiicda ayaa … Continue reading Madaafiic lagu garaacay xarunta ay ku shirayeen Xildhibaanada Labada Aqal ee Villa Hargeysa